Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka Muqdisho (Akhriso Digreeto)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Markuu Arkay heshiisyadii lagu bixiyay dhulka jardiinooyinka ah ee ku yaal Isgoysyada Waddooyinka Laamiga ah ee Magaalada Muqdisho; … Continue reading Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka Muqdisho (Akhriso Digreeto)